Home Wararka Maanta Alshabaab oo Maantay Markale Hub Laga Soo Furtay(Sawiro)

Alshabaab oo Maantay Markale Hub Laga Soo Furtay(Sawiro)

0

ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad waxay howlgal qorsheysan ay ku dileen hubno sare oo katirsan Aragagaxisada.

Abagbeeday oo qiyaas 20km dhanka beri kaga beegan Magaalada Xuddur ayaa isku hor imaad dhex maray ciidamada iyo argagaxisada waxayna ciidanka ay soo furteen hub ay ka mid yihiin Qoryaha BKM iyo AK47.

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9aad Qaybta 60 aad ayaa soo Bandhigay Hubkii ay ka soo furteen AS.

Ad
Previous articleDowlada Itoobiya oo Ka Hadashay Hubkii Dhawaan Caabudwaaq lagu Boobay ee Itoobiya Ka yimid
Next articleDiyaarada itoobiya Airline oo lagu eedeeyey inay rakaabka Ka xadaan Boorsooyinka