Home Wararka Maanta Alshabaab oo ku Dhawaaqay in laga Dilay Maxamed Axmed Mire

Alshabaab oo ku Dhawaaqay in laga Dilay Maxamed Axmed Mire

0

Ururka Al-Shabaab ayaa qirtay in duqeyn ka dhacday duleedka deegaanka Kuunyabarrow ee gobalka Shabellada Hoose lagu dilay Wasiirkii arrimaha Gudaha Ururkaasi Maxamed Maxamuud Mire.

Maraykanka ayaa Maxamed Mire iyo dhawr istaafkiisa ah oo la socotay ku duqeeyay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

Maxamed Mire ayaa lagu xusuustaa inuu ahaa maskaxdii ka dambaysay asaaska laanta Al-Shabab ee Puntiland.

Ad
Previous articleMaamulka Jubbaland oo shaacisay xaalad adag oo ka dhalatay go’aanka DF
Next articleMaamulka Puntland oo Diyaar garow Xoogan ugu jira Dagaalka Daacish