Home Wararka Maanta Alshabaab oo Dagaalo Saacado Badan Qaatay Kadib La Wareegay Degmo Muhiim ah

Alshabaab oo Dagaalo Saacado Badan Qaatay Kadib La Wareegay Degmo Muhiim ah

0

Dagaaadii Saakay Salaada Subax ka Hor Alshabaab ku Qaadeen Gobalka Shabeelada Dhexe oo Caawa soo Gaaray ayaa Alshabaab U Suurta Gashay inay Qabsadaan Degmo Muhiim ah.

Dagaalkaan oo Saacada ayaa lagi dilay Alshabaab Badan Sidoo kale Waxaa ku dhintay Ciidamo badan oo Macawislay ah iyo kuwa La Tirsan Cooga Dalka.

Sidoo kale Waxaa Ku dhaawacmay saraakiil uu ka Mid yahay Taliyihii Booliska Hirshabeele Xasan Dhicisoow.

Alshabaab ayaa Galinkii Danbe La Wareegay Degmada Ceelbaraf iyo Alkowsar oo ay Caawa ku Hoyanayaan Wax ayna Gowraceen shacab ku sugnaa Guryahooda oo loo Farmuuqay.

Majirin Wax Dagaal ah oo ka Dhacay Degmada Ceelbaraf laakin mar qura ayaa La sheegay inay Ka Baxeen ciidamadii Macawislayda iyo kuwii Xooga Dalka oo Cabsi Xoogan soo Wajahday.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleWararkii ugu danbeeyey Maleshiyaad ka Tirsan Leeylkase oo Gaalkacyo Dad ku laayay
Next articleAbubakar Bashiir oo Xil sare loo Magacaabay