Degaanka Xinlabi ee Gobolka Mudug waxaa kasocda Dagaal xoogga oo u dhexeeya Kooxda Alshabaab iyo Ciidamada Deegaanka iyo kuwa xoogga oo isku dhinac ah.
Alshabaab ayaana Weerar Culus ku Qaaday Deegaankaan Oo Ay ku Sugnaayeenn Macawislayda Saleebaan iyo Culimada Ahlusuna ee Degmada Baxdo Saldhig kulahaa.
Dagaalkaaan ayaana imanaaya Xili Ciidamada Dowlada Iyo Kuwa Galmudug soo Baneeyeen Magaalooyinkii laga difaaci jiray Degaanka Xinlabi.
Alshabaab ayaana Qorshaynaaya Inay Qabsadaan Magaalooyin kale Madaama ciidamadii Gadoodeen kana Baxeen Inta Badan Magaalooyinkii Alshabaab Laga Saaray Dhawaan.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad