Home Wararka Maanta Alshabaab oo Qabsaday Degaanka Ceel Cali axmed Asbuucii lasoo Dhaafay Lagu Jabiyay

Alshabaab oo Qabsaday Degaanka Ceel Cali axmed Asbuucii lasoo Dhaafay Lagu Jabiyay

0

Kooxda Alshabaab ayaa Goordhow La wareegtay Deegaanka Ceel Cali axmed oo Asbuucii lasoo Dhaafay looga laayay Askar aad ubadan loogana Gubay Gaadiid Dagaal oo Farabadan 25 wiil oo Macaislay ah aya Alshabaab ka Difaacday Deegaanka Ceel Cali axmed.

Alshabaab ayaana Goordhow Dagaal la,aan ku qabsaday Deegaanka Ceel Cali axmed oo ah Difaaca Degmada aadan yabaal oo waqti hore Lga Saaray Alshabaab Dowlada Soomaaliya Wali kama Hadal Arinkaan.

Ciidamada Dowlada oo aad ufarabadnaa oo Maalmahaan lagu daabulaayay Deegaanka ceel Cali axmed ayaa maantay Isaga Soo baxay Sabab aan la shaacin Sidoo kale waxaa horay Usoo Raacay Ciidamada Macawislayda ee Dhawaan Dagaalka Adag lagalay Alshabaab.

Alshabaab ayaana Saakay Dagaal Qaraar oo lagu jabiyay Ku qaaday Deegaanka Beerayabaal halkaas oo dad badan looga laayay gaadiid iyo Hubna looga Qabsaday.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Dagaalkii Ka Dhacay Saldhigii Ay joogeen Ciidamada Galmudug ee Hirshabeele
Next articleWararkii Ugu danbeeyey Sadex Dagaal oo Maantay Dhacay iyo Alshabaab oo Hal mid guul ka Gaaray hub badana ku qabsaday