Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan ayaa 5 fadhi ka joojiyay 15 xildhibaan oo lagu helay is hortaaga kulankii golaha ee maanta 27-03-2021
Xildhibaanadaan ayaa Badankood Maanta Hor istaagay Kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya oo Laga cabsi qabay in Dowladda Soomaaliya ay Ku dhawaaqdo Muddo Kordhin.
Halkaan ka akhriso
Ad