Magacyada dadkii Soomaaliyeed ee sida Micna Darada ah Loogu dilay Konfur Afrika Maalmihii La soo Dhaafay.
Allaha u Naxariistee Marxuumiinta Waxaa Lagu Magacaabi Jiray
1⃣Axmed Eybakar Cumar,Gobe Ranboow
2⃣ Ismaaciil, Weydow Cumar sheikh
3⃣cabdi,Fitaax Xasan Nuur,
4⃣ Macalin Ibraahim Qaliiif,
5⃣ Cabdulqaadir CumarCali,Biibaaaye,
6⃣ Axmed Geestiir Axmed Timan, Jilac,
Soomaaliya aad ayaa Loogu beegsadaa Wadanka Konfur afrika waxaana Maalmihii la soo dhaafay Korortay xasuuqa Dadka Shacabka ah ee Ganaciyada ku leh Konfur Afrika.
Ad