Home Wararka Somaliya Galmudug Airport laga Hirgaliyay Balanbale oo Xariga Laga Jaray iyo Diyaarad ka Dagtay(Sawiro)

Airport laga Hirgaliyay Balanbale oo Xariga Laga Jaray iyo Diyaarad ka Dagtay(Sawiro)

0

Madaxweyanaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliso Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Fardowso Maxamed Cigaal ayaa xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha Degmada Ballanballe.

Madaxweynaha ayaa ku ammaanay bulshada iyo Dowladda Galmudug isku tashiga ay ku dhisteen Airport-kan, isagoo ballan qaaday in ay dowladdu dhammeystiri doonto waxyaabaha ka dhimman.

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo War kasoo Saartay Wadahadaladii Itoobiya iyo Soomaaliya
Next articleXalane oo laga Soo Saaray Qaraxyo ka Dhacaaya Muqdisho