Home Wararka Maanta Adna Adan oo Xildhibaan Abiib ku Tilmaamtay inan yar oo Waalan

Adna Adan oo Xildhibaan Abiib ku Tilmaamtay inan yar oo Waalan

0

Drs Adna Aden oo ah Lataliyaha sare ee MW Biixi u qaabilsan la hadalka Dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday dadweynaha Boorama in aan inan-yar (Wiilyar) oo waalan, uusan hooska ama daganaanshaha ka saarin.

“Reer Boorama,waxaan leeyahay Inan-yar oo waalani, yaanu hadhkiina idinka saarin”

Bilowgii dagaalkii Laascaanood 2023-kii, ayay Drs Adna ugu yeertay Reer Laascaanood in aysan ku caasiyin Somaliland oo Malaayiin Dollar galisay, magaaladana dhistay, haddii la dumiyana waxay sheegtay in magaalo cusub la dhisi doono.

Ad