Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in Wasiir Roobow Abuu Mansuur kala hadlay wasiir Khadiija Diiriye in ay wanaajiso hab labiskeeda, sidoo kale wasaaradda ka digtoonaado arrimaha jinsiga gaar ahaan kuwa wax u dhimaya diinta iyo dhaqanka.
Kulankan ayaa imaanaya xilli hadal heyn badan uu ka dhashay sulwaal ay dhawwaan ku labisatay wasiir Khadiija Maxamed Diiriye xilli ay dalka dibaddiisa u safreysay, waxaana labiskaasi dhaleeceeyay culumaa’udiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada qaarkood.
Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar
Ciidamada Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay