Home Wararka Maanta Abiya Axmed oo Ka hadlay Waxa Ay kawada Hadleen Erdogaan ee Bada...

Abiya Axmed oo Ka hadlay Waxa Ay kawada Hadleen Erdogaan ee Bada Soomaaliya

0

RW Itoobiya ABiy Axmed oo ka hadlayay wada hadalkii uu layeeshay MW Turkiga ayaa cadeeyey in uu xalay u sheegay Erdogan sida ay qasab u tahay in ay 120ka Malyan ee shacabkiisu u helaan Adeeg Badeed oo ay ku heshiiyaan labada dal ee Soomaaliya & Itoobiya.

Tani, waxay muujinaysaa in ay Itoobiya ku dhegan tahay erayga Marin Biyood “ACCES TO THE SEA”taas oo ay horey u diiday dawladda Soomaaliya, berrito ayay furmi doonaan wada hadaladu, waxaana la xaqiijinayaa in ay Soomaaliya aqbashay marin biyood, laakiin wali Faahfaahin cidna ma bixin.

Ad