Home Wararka Maanta Abiya Axmed Oo Beeniyay inay ka Laabteen Aqoonsigii Soomaaliland

Abiya Axmed Oo Beeniyay inay ka Laabteen Aqoonsigii Soomaaliland

0

RW Itoobiya ayaa beeniyey in ay Itoobiya ka laabatay Is afgaradkii ay lagashay Somaliland, xili ay jireen warar lafaafiyey oo sidaas sheegayay, balse ay Itoobiya beenisay.

Xaafiiska RW Itoobiya ayaa sheegay in kaliya wararkaas lagala socon karro bogga rasmiga ah ee xaafiiska ABIY.

Warkan Itoobiya, wuxuu kusoo beegmay xili Turkiga ay ku cadaadiyeen DFS, in 30-ka bishan sida jadwalku yahay, wasiiro kasocda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa qorsheysan in ay ku kulmaan Ankara.

Ad
Previous articleDagaal Aad U Culus oo maalmo Gurmad Laisku Aruursanaayay oo Saakay Markale ka Dhex Qarxay Beelaha Sacad iyo Laylkase
Next articleR/Wasaare ku-xigeenka oo guddoomiye ugu yeeray Firdhiye iyo caro ka dhalatay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here