Muwaadin Somali Ah Oo Ku Geeriyooday Dab La Qabadsiiyay Dukaankiisa Xalay Saqdii dhexe Iyo Dhawac 2 Kale
ALLAHA u Naxariistee, Muwaadin Soomaaliyeed ayaa lagu Magacaabi jiray abdifitaax Xarbi waxaana dadka deegaanka Worcester ee gobolka western cape ay sheegeen in Marxuumka Soomaaliyeed uu waayey wax gurmad ah waxaana dhawac uu dabka kaso gaaray 2 muwaadin oo kale
Gudoomiyaha Jaaliyadda Save Somali community Cabdi Calas Guure oo la hadlay Somalis In South Africa ayaa xaqiijiyay geerida marxuumka iyo dhaawac 2 kale ee dukaanka lagu gubay
Ad