Home Wararka Maanta Aamina Cabdulle Tifow oo Shalay Xajka aaday oo ku Geeriyootay Sacuudiga

Aamina Cabdulle Tifow oo Shalay Xajka aaday oo ku Geeriyootay Sacuudiga

0

Waxaa magaalada Madiina ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ku geeriyootay Alle ha u naxariistee Hooyo Aamina Cabdulle Tifow oo ka mid ahayd Xujeyda Soomaaliyeed ee sannadkaan.

Hooyada ayaa shalay ka soo safartay Magaalada Muqdisho waxaana ay ku geeriyootay isbitaalka dowladda oo la geeyey xalay markii uu qabtay xanuun daran.

Ad
Previous articleDonald Trump oo lagu helay dhammaan dambiyadii lagu soo oogay
Next articleCiidamada dowlada oo Qaaday Howlgal Culus oo lagu Qabanaayo Degmada Ruunirgood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here