Home Wararka Maanta Aabe Soomaaliyeed oo 5 caruur ah oo uu dhalay ku waayay Roobab...

Aabe Soomaaliyeed oo 5 caruur ah oo uu dhalay ku waayay Roobab ka da’ay Muqdisho (Sawiro)

0

Aabahan oo lagu magacaabo Xasan Cabdullahi waxaa Roobabkii Muqdisho ugu geeriyooday 5 Caruur uu dhalay (Afar wiil iyo hal gabar)

Isagoo dul taagan qabriyada caruurtiisa ayuu yiri “Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun. Ilaaheey ayaa mahad iskaleh. Caruurteeyda anigoo arkaya ayey geeriyoodeen”

“Midba mar ayan biyaha ka raadinayay. Somalida ayaa iga caawiyay inaan meydkooda helo. Alxamdulilaah allah ayaa mahad iskaleh”

Aabe Xasan waxaa qabsatay dhacdo rabaani ah, oo aad u xanuun badan. Qof dareen leh ayaa ka damqanaya. Ugu duceey in badal qeer qaba alle siiyo.

Xaafada Buula xuubey ee Degmada Wadajir ee Gobalka Banaadir ayay dhacdadaan ka dhacday ka dib Markii Roobab Mahiigaan ah ay ka da’een Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Degmada Cadale kula afuray Madax kala duwan iyo Saraakiil:- Sawiro

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa degmada Cadale kulan afur ah kula qaatay hoggaanka iyo siyaasiyiinta deegaanka, ciidammada shacabiga ah ee

Caasimada Khartuum inteeda badan oo laga saaray Kooxda RSF

Taliyaha ciidamada Sudan, Jen. Cabdi Fattax Al-Burhan ayaa la filayaa inuu ku dhawaaqo inay milatariga la wareegeen gacan ku heynta caasimadda Khartuum Talaabadan ayaa noqonaysa guushii ugu sarreysay oo milatariga

Kooxda Shabaab oo lagu arkay inta u Dhaxeysa Muqdisho iyo Afgoye:- Sawiro

Shacabka Muqdisho ayaa caawa si aad ah u hadal haya xubno ka tirsan Al-Shabaab oo gabal dhicii maanta lagu arkay wadadda u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye Waxay halkaas isugu keeneen

Dagaalka Khartuum oo Xoogeestay iyo Ciidanka RSF oo la go’doomiyay

Ciidanka milatariga dalka Sudan , ayaa weerar culus oo u muuqda soo afjarid ku qaaday saacado kahor goobaha ay magaalada Khartuum kaga sugan yihiin ciidanka gurmadka deg degga ee RSF,

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Howlgalo ka dhacay gobolada Baay iyo Shabeellaha Dhexe

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ka fuliyay deegaanka Deynuunaay ee gobolka Baay. Saraakiisha hoggaamineysay
Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay geeridii ku Timid Xildhibaan ka Tirsan Golaha Shacabka
Next articleRa’isul Wasaaraha soomaaliya oo gaaray dalka Sacuudiga (Sawiro)