Home Wararka Somaliya Galmudug Shuruucdii Doorashada oo Villa Somali ay jabisay (Akhriso)

Shuruucdii Doorashada oo Villa Somali ay jabisay (Akhriso)

0

Mid ka mid ah shuruudaha Musharaxnimada golaha Shacabka ee ka midka ahaa habraacii doorashada.

Qodobka 8aad in Saraakiisha/Taliyeyaasha Ciidamada, xubnaha guddiyada madaxa bannaan ee Qaramka haddii ay tartamayaan inay is casilaan Saddex todobaad ka hor waqtiga diiwaan gelinta.

Haddaba Kusimaha Taliyaha NISA G/Sare Yaasiin Farey ayaa gudbin wax istiqaalad ah, markii uu is sharaxayay, sidoo kale waxa uu ka degay Dhuusamareeb isagoo Taliye ah oo ay ilaalinayeen Ciidanka NISA ee uu madaxda u yahay.

Ad
Previous articleGuddiga Doorashada Galmudug Musharaxiin Shahaado Gudoonsiiyay (Sawiro)
Next articleMaxaad ka taqaanaa Taariikhda C/casiis Afrika