Home Wararka Maanta Deg Deg Agaasimihii Radio Muqdisho C/casiis Afrika oo Geeriyooday.

Deg Deg Agaasimihii Radio Muqdisho C/casiis Afrika oo Geeriyooday.

0

Allaha unaxariistee Waxaa Muqdisho Qarax ka dhacay ku geeriyooday Agaasimihii Radio Muqdisho c.casiis Afrika.

Gaari uu saarnaa ayaa La sheegay in Qarax Miino loogu Xiray.

Qaraxa ayaa ka dhacay Agagaarka Taalada Daljirka Dahsoon ee Muqdisho, waxaana la saarnaa shaqaale ka Tirsan Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya sida la sheegay.

Afrika ayaa hadda ahaa Agaasimihii Radio Muqdisho

Ad
Previous articleRa”isul Wasaaraha Soomaaliya oo Magacaabay Wasiiro Cusub
Next articleGuddiga Abaaraha Qaran iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo Maanta ka shiraya Abaaraha Dalka ka jira