Home Wararka Maanta Ciidamada Xeebaha Galmudug oo Gacanta ku dhigay Marka si Sharci dara ah...

Ciidamada Xeebaha Galmudug oo Gacanta ku dhigay Marka si Sharci dara ah uga Kaluumaysanayay Xeebaha Galmudug

0

Ciidamada ilaalada xeebaha Maamulka  Galmudug ayaa howlgal ay sameeyeen waxaabay ku qabteen Markab si sharci darro ah uga kaluumeysanayay aaga xeebta dagmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Markabka ay qabteen Ciidamada Xeebaha Galmudug ayaa waxaa ka dul badanayey calanka dowladda Shiinaha sida ay sheegeen  Saraakiisha Ciidanka Badda Maamulka Galmudug.

Taliyaha Ciidanka ilaalada Xeebaha degmada Hobyo Cabdiraxmaan Cali Dbiblaawe ayaa sheegay in markabka ay saaran yihiin 17 Kalluukeysato u dhashay dalalka Shiinaha, indonesia iyo Hindiya.

Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in Markaan kaan Kalluumeeysi ay muddo ku raad joogeen, isla markaana uu dhibaateeyay kala duwan uu u geystay Doonyo ay leeyihiin Kalluumeysato Soomaali ah.

Taliyaha Ciidanka ilaalada Xeebaha degmada Hobyo Cabdiraxmaan Cali Dbiblaawe waxaa uu sheegay inay sii wadi soonaan howlgalladabka dhanka ah Maraakiibta Shisheeye ee Kalluumeysiga Sharci darrada ah ka wada Xeebaha Gobolka Mudug

 

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo Ka hadlay Dhameystirka Sanaterada Aqalka sare
Next articleHeshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna u socday oo Burburay