Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, isagoo u kuur galay habsami u socodka howlaha garoonka.
kormeerkaan waxaa Ra”isul Wasaaraha ku wahlinayay Xubna ka Tirsan Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Xilgaarsiinta.
Rooble Ayaa mid mid ula Kulmay Dhamaan Shaqaalaha Garoonka Aadan Cadde waxuuna ku dhiiragaliyay in ay sii xoojiyaan Shaqada ay Qaranka u ahaan.
Ugu dambeyn Ra”isul Wasaaraha Dalka Ayaa u ambabaxay Magaala Xeebeedka Baraawe oo dhawaan Lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka JFS.
Ad