Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdigiisii ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho 3 maalmood ah oo uu ku tagay Kenya.
Rooble inta uu ku sugnaa Kenta waxa uu kula kulmay mdaxweynaha Kenya, mas’uuliyiin kale, Jaaliyadda Soomaalidaa ee Kenya iyo wakiillada Beesha Caalamka.
Maanta ayuu dalka dib ugu soo laabtay Ra’isul Wasaare Maxamed xuseen Rooble, waxaana Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda Soomaaliya.
Ad