Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Dowlada Soomaaliya oo Go,aamisay Dulaan kale oo ka dhan ah Axmed Madoobe

Dowlada Soomaaliya oo Go,aamisay Dulaan kale oo ka dhan ah Axmed Madoobe

0

Waxaa soo dhaamaday kulamo laga yeeshay xaalada Jubbaland oo dhacay saacadihii la soo dhaafay, kulamada waxaa goobjoog ahaa marka laga tago madaxda Qaranka Safiir Doodishe , Wasiirka Dowlada Ilko-dheere. Iyo Taliyaha NISA. Galka howalgalka cusub waxaa qabandono Reysalwasaare Xamze iyo Xafiiska NISA. Taliyaha Lugta Khaalid ayaa laga saaray doorkiisa isago dhabarka lo saaray dhacadadii Raaskaambooni.

Dhowr gobood ayaa Gedo laga calamaadeyay in laga furo xeroyin ciidamo lagu tabobarayo iyo inay noqdaan saldhig laga abaabulo dulaan kale oo lagu aaday Jubbada Hoose.

Wasiiro ka tirsan XFS ayaa ubixidono Itoobiyo si ay qorsha gobalka kala soo hadlaan Adisababa, waxaan hogaamindono Wasiirka Waxbrashada DFS. Dhanka waxaa la isla qaatay in door aan laga siiin siyaasiyiinta gobalka ka soo jeedo. qorsha cusub ee laisticmaalidono Taliyaaasha ciidamada gobalka iyo maamulada degmoyinka.

Kulamada dhacay goobjoog ma ahayn Wasiirka Amniga Farataag oo dhinacyo kale duwan ay shegayaan inu khilaaf ku maqnaa.

Safiirka Qadar oo Muqdisho ku sugan ayaa u yimid casuumada shirka aqoonyahada ee ka furmay Xamar wuxuuna ku laabandonaa shaqadiisa, warar saacdihii udmabeyay socday ayaa ah kuwa waxbo aan ka jirin.

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka

Fahad Yaasiin oo Madaxweyne Xasan Shiikh ugu Baaqay inuu Dadka kala tashto Xaalada taagan

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu la yimaado Qorshe Qaran oo looga hortagaayo

Somaliland oo ka hadashey Dekadaha ay Dowlada Somaliya ku Wareejineyso Mareykanka

Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykanka, ku tilmaantay naf-lacaarinimo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan, sida lagu sheegay
Ad
Previous articleJubaland oo Diyaarad Soo saartay Ciidamadii Ugu danbeeyey ee lagu qabtay Raaskanbooni
Next articleXasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Qaranka oo deg deg loo qabtay