Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Shirkadaha Diyaaradaha Gudaha iyo Dowlada Soomaaliya oo Heshiiyay Kadib Dulimaad la,aantii Maantay

Shirkadaha Diyaaradaha Gudaha iyo Dowlada Soomaaliya oo Heshiiyay Kadib Dulimaad la,aantii Maantay

0

Dowlada Soomaaliya iyo Shirkadaha diyaaradaha ee gudaha Soomaaliya kashaqeeya ayaa ugu dambayn qodobadan ku heshiiyey.

Laga bilaabo berrito oo Sabti ah shirikadaha diyaaradaha waxay bixinayaan afar diyaaradood oo ciidan cusub lagu geynayo Magaalada Raaskanbooni. Qorshuhu waa in labaatan duulimaad oo ciidan ah maalmahan soo socda Raaskanbooni laga dejiyo. Dhamaan kharashka duulimaadyadan waxaa bixinaya oo qeybsanaya Ururka shirikadaha diyaaradaha ee Soomaaliya. Dowlada ayaa heshiiskan kahor bixisay digniin ah in diyaaradii diida amarkan lagala noqonayo shatiga iyo sharciyada ay Soomaaliya kaga shaqayso.

Ad
Previous articleDiyaaradii Gudaha oo Diiday inay Ciidamo Geeyaan Raaskanbooni iyo Dowlada oo Talaabo Adag Qaaday
Next articleMadaxweyne Xasan Sheekh “Axmed Waa Axmed, qabiil ma ahan, Shaqsi waaye, talo uu qabiilkiisa geed u fariistayna kuma uu socdo”