Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Wararkii Ugu Danbeeyey Gudomiye Guure oo Goordhow Muqdisho lagu Weeraray iyo Askarigii...

Wararkii Ugu Danbeeyey Gudomiye Guure oo Goordhow Muqdisho lagu Weeraray iyo Askarigii ilaalinaayay oo nolosha Lagu Watay

0

Koox hubaysan ayaa dhaawacday gudoomiye ku xigeenka arinaha bulshda ee degmada Daara Salaam Guure Maxamed Xersi oo ku jiray meel Gym ah oo ku taala isgooska ex koontarool Balcad dhanka degmada Hilwaa.

Sidoo kale waxaa lagu dilay goobta ninkii lahaa jiimka sida ay ii xaqiijiyeen Maamulka Daara-Salaam xubno ka mid ah.

Kooxda dilka gaysatay ayaa ku baxsatay gaariga uu lahaa gudoomiye ku xigeenka oo la sheegay in uu banaanka yaalay.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in kooxda ay nolosha ku wateen askari ilaalo u ahaa gudoomiye Guure.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleJeneraal odawaa oo durbaba Bilaabay Qorshaha Dagaal Alshabaab Galmudug looga saraayo
Next articleDowlada Soomaaliya oo Digniin U dirtay Axmed Madoobe