Home Wararka Somaliya Hirshabeelle War Deg Deg ah: Dowladda oo la wareegtay degaanka Kulbiyow iyo 200...

War Deg Deg ah: Dowladda oo la wareegtay degaanka Kulbiyow iyo 200 oo kamid ah Ciidamada Jubbaland

0

Dowlada Soomaaliya ayaa Maantay markale Gacanta Ku Dhigatay Magaalo Sadexaad oo Jubaland Ka Tirsanayd.

Magaalada Kulbiyoow iyo 200 oo Askari oo Ka Tirsanaa Ciidamada Jubaland kuwaas oo Halmar ku Dhawaaaay inay Ku Biireen Ciidamada Dowlada Soomaaliya.

Taliyaha Ciidamadaan oo hadlay ayaa Sheegay in Jubaland ay ka wayeen Xuquuq Mudo dheer oo ay ka Tirsanayeen Ciidamada Jubaland Waxayna Dowlada Soomaaliya Ka Dalbadeen inay Xuquuq siiyaan.

Tan ayaa Ka dhigan in Dowlada Soomaaliya ay Gacanta Usoo Gashay Dhamaan Magaalooyinka Hois yimaada Degmada Badhaadhe.

Waa Dhabar jab aad u wayn oo Ku dhacay Axmed madoobe oo Khilaaf Meel Sare Gaaray Kala Dhaxeeyo Dowlada Soomaaliya.

Dowlada Soomaaliya ayaana Waaran Soo Qabasha Ah u Jartay Axmed Madoobe Soo Goosashada Ciidamada Jubaland ayaa Waxaa Sabab wayn u ah Raysulwasaare Xamse oo Isku Beelyihiin Axmed Madoobe.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Jarmalka Kasoo Celinaysa Dad ka Badan 100 Qof
Next articleMadaxweynaha Falastiin oo ku Dhawaaqay Cida Badalaysa Markuu Geeriyoodo