Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Diyaarad nooca Qaraxyada Xanbaara ah oo lagu Dhuftay Guriga...

War Deg Deg ah:Diyaarad nooca Qaraxyada Xanbaara ah oo lagu Dhuftay Guriga Natayaahu

0

Diyaarad Drone ah ayaa lagu weeraray guriga N-Yahu ee xaafadda qeysiriyah oo ah xaafad dadka taajiriinta ay degen yihiin.

Xaafadda ayaa ku taala waqooyiga Caasimada ISrael.

Weerarkaan ayaa saaka dhacay, Warbaahinta waa loo diiday inay halkaasi muuqaalo ka duubaan, balse waxaa la xaqiijiyay in guriga N-yahu ay ku dhacday diyaaradda.

Warbaahinta Israel ayaa baahisay in isaga iyo xaaskiisa ay guriga ka maqnaayeen.

Ad
Previous articleKooxda Xamaas oo Ka War kasoo Saartay Geerida Hogoomiyahoodii Cusbaa
Next articleGalmudug oo Maantay Laysay Horjoogayaal Badan oo Alshabaab ah