Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Abwaan Caan ah oo Ka Mid Noqday Dadka Ku...

War Deg Deg ah:Abwaan Caan ah oo Ka Mid Noqday Dadka Ku Geeryooday Qarixii Iskuul Bulisiyo

0

Inta la xaqiijiyay toddoba ruux ayaa ku geeriyootay, lix kale waa ay ku dhaawacmeen, qarax uu fuliyay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa oo ka dhacay Makhaayad ku taalla bannaanka xerada Iskuul Boolisiya ama generaal kaahiye ee magaalada Muqdisho.

Dadka geeriyooday waxaa qeyb ka ahaa Abwaan Sugaal Cabdulle oo kamid ahaa Saraakiisha Booliiska Soomaaliyeed.

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa qoraal ka soo saaray qarax galabta qof naftii halige ah oo ka tirsanaa Khawaarijta uu ka geystay goob dadka ku harsadaan oo ka soo horjeeda barxada Iskool Buluusiya, degmada Xamarjajab ee magaalada Muqdisho.

Sida uu shaaciyey Taliska Booliska Soomaaliyeed 7 qof oo askar iyo shacab isugu jirta ayaa ku geeriyootay qaraxaas, halka 6 qof oo kale ay ku dhaawacmeen.

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah:Qarax Culus oo Dad Badan Ku Dhinteen oo Ka Dhacay Muqdisho