Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Raysulwasaare Ku xigeenka soomaaliya oo Laga Cayriyay Aqalka sare...

War Deg Deg ah:Raysulwasaare Ku xigeenka soomaaliya oo Laga Cayriyay Aqalka sare laguna Badalay…

0

Ra’iisul Wasaare K/Xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa lumiyay xubanimada Aqalka Sare, kadib markii uu soo xaadiri-waayay afar kala fadhi oo xiriir ah.

Waxaa lagu bedelay booskiisa Ibraahim Iidle Suleymaan guddoomiyihii hore Maxkamadda Sare dalka.

Buuq ayaa ka dhashay arintaan, waxaana guddoonka lagu eedeeyay in la jabiyay xeer hoosaadka gollaha

Ad
Previous articleIsrail oo Duqayn ku Laysay Ciidamada Qaramada Midoobay ee lubanaan
Next articleYaa Ka Danbeeyey Xilka Qaadistii Rasulwasaare ku xigeenka Dalka Saalx Jamac