Home Wararka Maanta Xagee Xaalka Axmed Madoobe iyo Wadahadaladii Xasan iyo Xamsa?

Xagee Xaalka Axmed Madoobe iyo Wadahadaladii Xasan iyo Xamsa?

0

Dadaal xoog leh oo Madaxwenaha Jubbaland Axmed Madoobe lagu qancinayo ayaa kasocda magaalada Muqdisho, iyadoo ay Laftagareen & Xamse ay goor dhaw la kulmeen Axmed Madoobe, si ay ugu qanciyaan doonista ah in uu aqbalo doorasho mideysan oo 2025-ka dhammaadkeeda ah, hayeeshee JL ayaa diidan oo doonaysa in doorashada dad-ban ay maamuladu qabsadaan oo aan mudo kororsi loo baahneyn.

Dhinaca Villa Somalia waxay sheegaysaa in uusan Axmed Madoobe kala hadlin arrimaha maqnaanta Puntland & SSC-KHaatumo, balse tiisan oo kaliya uu ka hadlay, hayeeshee dhanka JL ayaa sheegaysa in madasha aysan kala tageynin mudo kororsi dambe.

RW Xamse ayaa 24kii saac ee na dhaafay ku guuldareystay in uu Axmed Madoobe qanciyo, hayeeshee Laftagareen ayaa kusoo biiray isna hadda, isagoo quuldareynaya joogida xukunka Baydhabo mudo kororsi Xassan Sheekh bixiyey awgeed.

Ad
Previous articleShirkii Xasan Shiikh iyo Axmed Madoobe oo Natiijo La.aan kusoo Dhamaaday
Next articleGanacsade Diiday inuu Furo Camerada CCTV oo Lagu Dilay Muqdisho