Home Wararka Maanta Maxay ahaayeen Labada Nin ee Maantay Jubaland Toogashada Ku Fulisay?

Maxay ahaayeen Labada Nin ee Maantay Jubaland Toogashada Ku Fulisay?

0

Jubbaland Ayaa maanta Dil Toogashaa Ku Fulisay Xubin Katirsan Kooxda AS oo Ay Gacanta Kusoo dhigeen iyo Askari Katirsanaa Ciidamada Qalabsida oo Loo Haysto Dilka Qof Shacab ah.

Ragaan oo ah Labo Nin ah Ayaa mid Yahay Xubin lagu helay Katirsananta Alashabaab Halka Kan kalana Yahay Askari Katirsan Ciidamada Jubbaland Ragaan Ayaa lagu kala Magacaabaa Yasiin Cusmaan Colow oo loo Haysto Dilka Rabi Ha Unaxariistee Muxiyadiin Cabdi Xasan Iyo Dable Maxamed Cabdullahi Saciid Isna Loo haysto inuu Dilay AUN Maxamed Deeq Nuune Saalax.

Ad
Previous articleMaraykanka oo Dadkiisa ku yiri Tikitka ugu horeeya ee aad heli kartaan goosta
Next articleQof ku Dhaawacmay Qarax ka Dhacay Magaalada Malmö ee Dalka Sweden