Home Wararka Maanta Ismaaciil oo ku Geeriyooday Qarixi liido oo Maydkiisa Laga helay Ceel macaan

Ismaaciil oo ku Geeriyooday Qarixi liido oo Maydkiisa Laga helay Ceel macaan

0

Kadib Qarixii ka Dhacay Laba Habeen ka Hor Xeebta Liido Waxaa Lawaayay Dad Badan oo uu ku jiray Ismaaciil.

Ismaacil Xasan Cali oo labo maalin iyo Habeeno  la raadinayey waxaana laga helay Meydkiisa Ceel Macaan Waxaa qaaday Badda.

Ugu Danbayn Ehelkiisa ayaa Goon ku Gaaray in  lagu aasao Qabuuraha Bangala.
Qaraxaan iyo Dagaalki Tooska ahaa ee lagu Qaaday Xeebta Liido ayaa Waxaa Ku Dhintay Dadka Badan 40 Qof Sida Dowladu Dhaacisay Waxaana Ku DhaWacmay 247.

Ad
Previous articleSanbaloolshe Sulub Madaale oo Deg Deg loogu Yeeray(Sawiro)
Next articleDowlada Iran oo goor dhow sheegtay inay Jawaab ka bixineyso Dilka Esmail Haniyeh