Home Wararka Maanta Maxkamada Gobalka Banaadir oo Xukuno ku Riday Gabdhihii Tiktokerska Ahaa

Maxkamada Gobalka Banaadir oo Xukuno ku Riday Gabdhihii Tiktokerska Ahaa

0

Maxkamadda Gobalka Banaadir oo ay waayadaan ka socotay Maxkamadeynta dhallinyaradii Hablaha u badnaa ee Tiktok-ga ayaa soo saartay maanta xunkooda.

Hablahaan hoos ku xusan oo ku eedeysanaa sida ay booliis-ku horay u sheegeen kicin dadweyne, hurinta dagaal sokeeye iyo faafinta anshax xumada ayey Maxkamaddi maanta ku xukumay mid kasta oo ka mid ah xarig 6 bilood ah.

Sihaam tahliil
Nashaad Nalka
Sacdiyo Galmudug
Iftin model
Anjal
Farxiyo Zoona.

Sidookale Labo qabdhood ayey maxkamaddu dib ugu celisay xorriyadooda kaddib markii wax dambi ah lagu waayay.

Ad