Xubin ka tirsan Xisbiga Sheekh Shariif oo Qaraxii xalay ku geeriyootay.
“Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun
Waxaan ugu tacsiyadeynayaa guud ahaan umadda Soomaaliyeed, si gaar ah caruurtii iyo qoyskii uu ka baxay Allaha u naxariistee Aweys Sheikh Mohamud.
Marxuum Aweys waxa u ahaa xubin Firfircuun oo ka tirsan Xisbiga Himilo Qaran Suldaanka Waxuu si mug leh uga soo qeybqaatay howlaha hortabinta u leh Xisbiga.
Waxaan Alle uga baryaa in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, qoyskiisa iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan Alle ha naga wada siiyo.
Ad