Home Wararka Maanta Lamaane ka Mid noqday Dadkii Xalay ku Geeriyooday weerarkii iyo Qaraxyadii Lagu...

Lamaane ka Mid noqday Dadkii Xalay ku Geeriyooday weerarkii iyo Qaraxyadii Lagu Qaaday liido

0

Waxaa xalay qaraxii ka dhacay liido ku geeryooday lamaane lagu kala magacaabo Saciid Macalin sabriye iyo Anisa cabdullahi labadoodaba allaha ha u naxariisto. Waxay ku baxeen masiibadii xalay shacabka lagu beegsaday.

Ciidanka Amniga Soomaaliya ayaa sheegay inay dileen shan kamid ah raggii weerarka ku soo qaaday maqaayadda Beach View oo xalay uu ka dhacay qaraxiyo weerar dad badan galaaftey.

Ciidanka ayaa sidookale soo bandhigay gaadhi kale oo ay sheegeen in walxaha qarxa laga soo buuxiyay balse ay ka hortageen intii aanu qarxin.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleWeerarkii Liido Beach View oo lasoo Afjaray
Next articleDhacdo Xanun Badan:Shalay ayuu Muqdisho kusoo Dhaweeyey Xaaskiisa oo 4sano kala maqnaayeen Balse liido ayay ku Geeriyootay Xalay