Home Wararka Caalamka Mareykanka oo ka hadlay dhimashada Ismaaciil Haniyah

Mareykanka oo ka hadlay dhimashada Ismaaciil Haniyah

0

Xoghayaha arimaha dibadda mareykanka Antony Blinken, oo si kooban uga hadlay dilka hoggaamihihii siyaasadda ee Xamaas, ayaa yiri.

“Tani waa wax aynaan ka warqabin, mana ku lug lahayn,”.

Xamaas oo aad uga argagaxday geerida hoggaamiyahoodii Haniyah

Rushdi Abualouf, oo ah weriyaha BBC-da ee Qasa oo hadda ku sugan London, ayaa sheegay in Haniyeh ay dad badan u arkeen inuu yahay “hoggaamiye waaqici ah”.

Waxa uu sheegay in Haniyah uu Tehraan booqday 10 ilaa 15 jeer tan iyo markii uu noqday hoggaamiyaha guud ee kooxda lix sano ka hor, “waa in uu dareemay ammaan uu halkaas ku aadayo”.

Ad
Previous articleIsrail oo Si Farxad leh uga Hadashay Dilka Ismaciil Haniyah
Next articleAyatollah Ali Khamenei oo wacad ku maray, ciqaab adag iyo aar-goosi ka dhan ah Isra’il