Home Wararka Caalamka Madaxweynaha Iran oo si adag uga hadlay dilka Haniyah ee dalkiisa ka...

Madaxweynaha Iran oo si adag uga hadlay dilka Haniyah ee dalkiisa ka dhacay

0

Madaxweynaha Iran Mascuud Pezeshkian ayaa sheegay in ay Israa’iil ka shallayn doonto “dilkii fulaynimada ahaa” ee Haniyah, isaga oo intaa ku daray in Iran ay difaaci doonto madax-banaanideeda dhuleed, iyo sharafteeda.

Bayaan ay soo xiganeyso wakaaladda wararka ee AFP ayuu madaxweynaha Iran ku tilmaamay Haniyah inuu ahaa hoggaamiye geesi ah.

Hoggaamiyihii siyaasadda Xamaas oo fadhigiisu ahaa dalka Qadar ayaa booqosho ku tagay Tehran si uu uga qayb galo dhaarinta madaxweyne Pezeshkian.

Hoggaamiyaha ugu sareeya Iran, Ayatollah Ali Khamenei ayaa sidoo kale sheegay in aargoosiga dilkiisa ay tahay “waajibka Tehran”, isagoo intaa ku daray in Israa’iil oo aan sheegan mas’uuliyadda kasbatay sababaha “ciqaab adag”.

Madaxweynaha Iran Mascuud Pezeshkian ayaa magaalada Tehran ee dalka Iran kula kulmay Ismaaciil Haniyah hoggaamiyihii kooxda Falastiin ee Xamaas kulankaas oo dhacay shalay oo Talaado ahayd.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleQarax Ka dhacay Degmada ee Ceeldheer ee Galmudug
Next articleDowladda Qadar oo dilka Ismaaciil Haniyah ka Hadashay Maxay Tiri?