Home Wararka Maanta P.M Xamse Cabdi Barre oo Tuutaha Dagaalka Xoran oo Gaaray…..(Sawiro)

P.M Xamse Cabdi Barre oo Tuutaha Dagaalka Xoran oo Gaaray…..(Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo garay magaalada kismaayo Masuuliyiinta ayaa waxa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay.

Madaxweynaha Dowlad goboledka Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo Golayaasha kala duwan ee Dowlad goboledka jubbaland iyo dadweynaha magaalada kismaayo.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa Jubaland u yimid dhiirigalinta iyo Tageerada Ciidamada Xooga dalka iyo kuwa dowlad goboledka Jubaland oo howlgalo dalka lagu xoreeynayo ka wada deegaanada Jubaland.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleSoomaaliland oo Shaacisay Inay Qabatay Masuliyiin Katirsan Dowlada Soomaaliya
Next articleWeerar Alshabaab la Damacsanaayeen Kenya oo La Fashiliyay