Home Wararka Maanta Dowlada Xasan Shiikh oo Canbarayn xoogan kala Kulantay Xariga Wariye Cali Nor...

Dowlada Xasan Shiikh oo Canbarayn xoogan kala Kulantay Xariga Wariye Cali Nor Salaad

0

Madexweyne Shariif iyo Xildhibaan Cabdieaxman Cabdishakur ayaa Durbaba Soo SaEay Canbaarayn Culus oo Ka Dhan ah Xariga Wariye Cali Nor Salaad.

Waxaan si adag u cambaareynayaa xarigga loo geystay wariye Cali Nuur Salaad, kaasoo xad-gudub ku ah xaqa dastuuriga ah ee muwaadinka iyo mabaadi’da xoriyatul qawlka.

Suxufigu door muhiim ah ayuu ku leeyahay soo bandhigga xogta, xoojinta hufnaanta, iyo la xisaabtanka kuwa xilalka haya. Xarig kasta ama caburrin kasta oo lagula kaco suxufiga waxay ka dhigan tahay in lagu tumanayo dastuurka, laguna xadgudbayo xorriyada muwaadinka, lana diidanyahay isla xisaabtanka.

Waa lama huraan in Xukuumaddu ilaaliso xuquuqda suxufiga, si ay ugu sahlanaato u gudashada waajibkiisa, iyaga oo aan ka baqayn cadaadis iyo caga juglayn.

Sidaa darteed, waxaan ku baaqayaa in si deg deg ah loo sii daayo Cali Nuur Salaad, xoriyadiisana dib loogu soo celiyo.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleWariye Cali Nor Salaad oo Saakay Warkaan Baahiyay Ayaa Caawa Xabsiga la dhigay
Next articleWasiir Maareeye oo Si yaab leh Uga Hadlay Xildhibaanada Mucaaradka