Home Wararka Maanta Dowlada soomaaliya oo Waji kale u Yeeshay Hubki lagu Boobay Caabudwaaq

Dowlada soomaaliya oo Waji kale u Yeeshay Hubki lagu Boobay Caabudwaaq

0

DEGDEG:- Dowladda Somaaliya oo waji kale u yeeshay fadeexadii hubka Caabudwaaq.

Wasaaradda arrimaha Dibadda Somaaliya qoraal ay soo saartay ayaa lagu sheegay in hubkii lagu dhacay Caabudwaaq ay ka danbeysay Dowladda Ethiopia dalkana ay si sharci darro ah kusoo galisay.

Dowladda Ethiopia ayaa loogu baaqay iney joojiso fara-gelinta ay ku heyso dalka Somaaliya iyo hubka sharci-daradda ah ay soo galineyso.

Dowladda ayaa laba war ay horey usoo saartay kusheegtay in hubkaasi gabacsato Somaaliyeed ay lahaayeen .

Kulan Dhexmaray Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Dhigiisa Jabuuti Ismail:- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga

Israel oo Duqeymo ka geysatay Saldhigyo uu la Wareegayo Turkiga

Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa fuliyey in ka badan 15 duqeyn oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee Hama, taasoo socotay xalay qiyaastii saacad iyo bar. Afhayeenka ciidamada Israa’iil ayaa sheegay

Warar laga helayo dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax qurun oo dhaca Galbeedka gobolka Mudug. Dagaalkaan oo

Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno kasoo baxsaday Kooxda Al shabaab

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Afar Xubnood oo katirsanaa Kooxda Al shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Booliiska Gaar ahaan laanta Baarista Dembiyada CID-da ee Gobolka Bay.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay
Ad
Previous articleCiidamada Itoobiyanka ahaa ee ku suganaa Magaaladaan oo Codsaday in La galbiyo
Next articleAxmed Madoobe oo ka Hadlay Jabkii Alshabaab lagu Gaarsiiyay Buulaxaaji