Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Ciidamada Itoobiyanka ahaa ee ku suganaa Magaaladaan oo Codsaday in La galbiyo

Ciidamada Itoobiyanka ahaa ee ku suganaa Magaaladaan oo Codsaday in La galbiyo

0

Ciidamada Itoobiyaanka ahaa ee ku sugnaa Mgaalada Maxaas ayaa Maantay Shir ay la yeesheen Maamulka Maxaas iyo kan Gobalka Hiiraan ayaa Maantay Codsaday Codsiyo aan Horay Looga Baran Taas oo layaab ku noqotay Dadka Reer Hiiraan iyo kuwa Reer Maxaas.

Kow:Ciidamada IToobiya ee jooga Maxaas iyo Codsaday in lakeeno Ciidamo Soomaali ah oo kala Wareega Saldhiga ay ka daganyihiin Degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan Sheegayna inay Todobaad Gudihiis Ku Baxaayaan.

labo:Ciidamada Itoobiyaa ayaa Sidoo kale Codsaday in lagalbiyo lana geeyo ilaa Xaduud Itoobiya ee Feer Feer iyagoo sheegay in ay hayaan in Alshabaab Qorshaynayso in ay wadada Ugalaan Ciidamadaan aysan kala Aqoon wadooyinka Isla markaasna U baahanyihiin Ciidan Deegaanka ah oo Galbiya ilaa Xaduudka Itoobiya.

arinkaan ayay ku sheegeen inay sabab utahay Cadaadis uga Yimid Ururgoboleedka IGAD iyo Beesha Caalamka Kuwaas oo Dowlada Soomaaliya ay ku dacwaysay in Ciidamada Itoobiyaanku wadanka Kabaxaan.

waana Ciidamadii ugu Horeeyey ee Itoobiyaan ah oo Kadib Dalabkii Dowlada Kabaxaaya Dhulka soomaalida Waxaana La Filayaa Sidaan oo kale inay Baneeyaan Guud ahaan Meelaha ay ka joogaan Dhulka Soomaalida.

Xasan Shiikha ayaana U muuqda Mid Ku Guulaystay Daagaalkii adkaa ee uu la galay Abiya Axmed kadib Damicii Itoobiya ee bada Soomaaliya.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleWa Imisa Tirada Alshabaab Maantay Alshabaab looga Dilay Buulaxaaji iyo Kuwa nolosha Lagu qabtay?
Next articleDowlada soomaaliya oo Waji kale u Yeeshay Hubki lagu Boobay Caabudwaaq