Home Ciyaaraha Maanta Wariye wax ka sheegtay dheerarka rai’sul wasaaraha Taliyaaniga oo lagy Xukumay inay...

Wariye wax ka sheegtay dheerarka rai’sul wasaaraha Taliyaaniga oo lagy Xukumay inay raysulwasaraha Lacag siiso

0

Suxufiyad u dhalatay dalka Talyaaniga ayaa lagu amray inay siiso ra’iisul wasaare Giorgia Meloni lacag dhan €5,000 (£4,210) oo magdhow ah, kadib qoraalo baraha bulshada lagu qoray oo lagu jeesjeesay dhererkeeda.

Garsooraha ayaa go’aamiyay in labada fariin ee Giulia Cortese ee shabakada bulshada ee X, ay yihiin kuwo sumcad dil ah oo ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha oo loogu talagalay in lagu ceebeeyo jirkeeda.

Go’aanka ayaa yimid ka dib sheeko ay Ms Cortese ku tilmaantay Ms Meloni inay tahay “haweeney gaaban” oo ay ku tiri: “Xitaa kuma arki karo.” Iyadoo ka jawaabeysa go’aanka, Ms Cortese ayaa sheegtay in dowladda Talyaaniga ay “dhibaato xooggan ka haysato xorriyadda hadalka iyo mucaaradka suxufiyiinta”.

Dhererka rai’sul wasaaraha Taliyaaniga Giorgia Meloni ayaa warbaahinta Talyaaniga ku sheegtay inuu gaarayo 1.63m (5ft 3in).

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleWar Deg Deg ah:Ninkii Caanka ahaa Ee Dulqarnayn oo Goordhow ku Geeriyooday Magaalada Laasacaanood kadib markii la dilay
Next articleQarax Culus oo ka Dhacay Magaalada Camaara iyo khasaaraha ka Dhashay