Home Wararka Caalamka Rwanda oo Diiday inay celiso lacagtii lagu siiyay qaxootiga laga keenayo UK...

Rwanda oo Diiday inay celiso lacagtii lagu siiyay qaxootiga laga keenayo UK kadib Markii Uu burburay…

0

Rwanda waxay sheegtay in aysan u celineyn Britian malaayiinta doolar kaddib markii uu burburay heshiiska muhaajirinta lagu geynayay dalkooda.

Raysalwasaaraha cusub ee UK, Keir Starmer, ayaa dhammaadkii toddobaadka sheegay in qorshaha magangalyo doonka lagu geynayo Rwanda uu yahay mid dhintay, lagana tagay.

Barnaamijkaas waxaa sameeyay xisbiga muxaafidka kaas oo ilaa markii la bilaabay 2022-kii ay ku baxday 310 milyan oo doolar.

Sharciyan waxa uu ka dhigan yahay heshiiska in aan la hirgelin. Isniintii ayey Britain muujisay in ay rajo ka qabto in dib loogu soo celiyo lacagta.

Maalintii xigtay ayuu afhayeen u hadlay dowladda Rwanda ka sheegay telefishinka dalka. “Aan cadeyno tan, in lacagta la bixiyo hehsiiska kuma jirin”

Bishii Janaayo, kaddib 21 bilood markii barnaamijka istaagay ayuu madaxweynaha Paul Kagame sheegay in qaar ka mid ah lacagta la celiyo hadii aan wax muhaajiriin ah dalka la keenin.

Balse dowladda Rwanda ayaa mardambe sheegtay in aysan ku qasbaneyn in ay Britian u celiso lacagta.

Doonyo Hub u siday Kooxda Shabaab oo lagu bur-briyay Duqeymo Cirka ah

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa 15-kii Abriil 2025 duqeyn cirka ah ka fuliyay gudaha Soomaaliya, si loo burburiyo hub casri ah oo saarnaa dooni

Dowlada Somaliya oo Sheegtay in 35 Xubnood onShabaab ah lagu dilay Hawlgal ka Dhacay Gobolka Bay

In ka badan 35 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Ciidanka Dowlada oo Kaashanaya kuwa Mareykanka oo Duqeyma ka geestay Aadan Yabaal

Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn culus oo Xalay fiidkii lagula eegtay gudaha degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab. Howlgalkaan

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Dagaalka Aadan Yabaal ee Ciidanka Dowlada looga saaray

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa si faahfaahsan uga hadlay dagaalka dowladiisa kula jirto kooxda Al-shabaab ee ka socda inta badan gobolada dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh oo u muuqday

Ciidanka Dowlada iyo Kuwa Koonfur Galbeed oo Shabaab kula Dagaalamay Duleedka Baydhabo

Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay gaar ahaan degaanka Burjeedka waxa uu dagaal culus ah ku dhex maray Ciidamada Militeriga Soomaaliya iyo kuwa Daraawishta Koonfur Galbeed oo
Ad
Previous articleAabaha qoyska: ‘gabadhii quraacda ii waday xitaa wa ay ku dhimatay’
Next articleWax ka ogoow qiimeynta uu Maraykanku ku sameeyay amniga garoonka diyaaradaha ee Muqdisho Xili Maalinkii Labaad Ay Joogaanka Garoonka