Home Wararka Maanta Wararkii ugu Danbeeyey Dagaaladii U Dhaxeeyey Beelaha Sacad iyo Laylkase

Wararkii ugu Danbeeyey Dagaaladii U Dhaxeeyey Beelaha Sacad iyo Laylkase

0

Maamulada Galmudug Iyo Puntland oo Maanta Fulin doono qeyb ka mid ah Go,aanadii laga soo saaray Kulamadi dib u Heshiista ay yeeshen Madaxda Galmudug Iyo Puntland

Waxaa Goordhow Furimaha Colaadu ka taagneed gaari doonà Ciidanka isku dhafka Labada Maamul, Madaxda Labada Dowladood Ee Galmudug Iyo Puntland si loo Kala qaado Ciidanka isku Hor-fadhiyey halkaasi Islamarkaana gobtaas loo dajiyo Ciidanka isku dhafka ah inta laga Helayo Heshiis dhab ah oo Miro Dhal unoqan kara Wadada Nolashaha Dadka ku Kala abtirada Beelaha Leylkase iyo Sacad oo in muddaa Colaadoodu ka dhex-taagneed,

Shalay Dagaal kooban ayaa Dhexmaray Labada Beelood kaas oo aan Wax Khasaro ah Gaysan Dagaalo Maalmo Socday oo Dhexmaray ayaa Waxaa Labada Dhinac kaga Dhintay ku dhawaad 50 Ruux iyo Dhaawac Ka Badan 100.

Doonyo Hub u siday Kooxda Shabaab oo lagu bur-briyay Duqeymo Cirka ah

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa 15-kii Abriil 2025 duqeyn cirka ah ka fuliyay gudaha Soomaaliya, si loo burburiyo hub casri ah oo saarnaa dooni

Dowlada Somaliya oo Sheegtay in 35 Xubnood onShabaab ah lagu dilay Hawlgal ka Dhacay Gobolka Bay

In ka badan 35 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Ciidanka Dowlada oo Kaashanaya kuwa Mareykanka oo Duqeyma ka geestay Aadan Yabaal

Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn culus oo Xalay fiidkii lagula eegtay gudaha degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab. Howlgalkaan

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Dagaalka Aadan Yabaal ee Ciidanka Dowlada looga saaray

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa si faahfaahsan uga hadlay dagaalka dowladiisa kula jirto kooxda Al-shabaab ee ka socda inta badan gobolada dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh oo u muuqday

Ciidanka Dowlada iyo Kuwa Koonfur Galbeed oo Shabaab kula Dagaalamay Duleedka Baydhabo

Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay gaar ahaan degaanka Burjeedka waxa uu dagaal culus ah ku dhex maray Ciidamada Militeriga Soomaaliya iyo kuwa Daraawishta Koonfur Galbeed oo
Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Dagaal Culus oo Markale ka Qarxay Degmada Luuq Ganaane
Next articleAxmed Madoobe oo Digniin adag kasoo saaray Dagaalka Luuq