Home Wararka Caalamka Wasiirro ku hanjabay in ay bur burin doonaan Xukuumadda Isreal iyo Sababta...

Wasiirro ku hanjabay in ay bur burin doonaan Xukuumadda Isreal iyo Sababta keeneysa

0

Wasiirro mayal-adag oo katirsan xukuumadda Israel ayaa ku hanjabay in ay ka bixi doonaan ayna bur burin doonaan isbaheysiga talada haya, haddii Ra’isul Wasaare Binjamin Netanyahu uu aqbalo xabbad-joojinta uu ku dhawaaqay Madaxweyne Biden.

Wasiirka maaliyadda Bezalel Smotrich iyo wasiirka amniga qaranka Itamar Ben-Gvir, ayaa si cad u sheegay in ay kasoo horjeedaan heshiis xabbad-joojin ah oo lala galo Xamaas, waxa ayna xuseen in heshiiska ka horreeyo in marka hore la bur buriyo Xamaas.

Waxa ayna wasiiraddan uga digeen Ra’isul Wasaaraha Israel in uu aqbalo hindisaha xabbad-joojinta uu soo jeediyay Madaxweynaha dalka Mareykanka, waxa ayna sheegeen in haddii uu aqbalo qorshahan Ra’isul Wasaaraha ay kahor imaan doonaan.

Wasiirka Maaliyadda Israel ayaa u sheegay Ra’isul Wasaaraha in aanu kasii mid  ahaan doonin xukuumadiisa, hadii dawladdu ogolaato qorshaha la soo jeediyay ee soo afjaraya dagaalka, iyada oo aan la burburin Xamaas oo aan soo celin dhammaan la haystayaashii .

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleMareykanka oo madaxweyne Xasan kala hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobbiya
Next articleBoqoortooyada Sacudiga oo ku dhawaaqday arrin ka farxisay dowlada Soomaaliya