Home Wararka Maanta Sanbaloolshe oo Safarkiisii Ugu Horeeyey Maantay Ku Aaday Dal Soomaaliya ka Goostay...

Sanbaloolshe oo Safarkiisii Ugu Horeeyey Maantay Ku Aaday Dal Soomaaliya ka Goostay Dhaqaalihii uu siin jiray

0

Agaasimaha NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa safarkiisa u horreeyay oo dibadda ah tan iyo markii loo magacaabay xilka waxaa uu ku tagay Imaaraadka Carabta.

Socdaalkiisa Sanbaloolshe ayaa ku soo aaday, iyadoo xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka uu bilihii la soo dhaafay mugdi galay, isla markaana Imaaraadku joojiyey mushaarkii iyo agabkii kale ee ay ciidanka siin jireen.

Horraantii sanadkan ayay aheyd markii Muqdisho lagu dilay Saraakiil u dhalatay Imaaraadka oo ahaa saraakiishii qaabilsaneyd howlgalka tababarka ciidamada Soomaaliya.

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Ciidamadii Ugu Badnaa Udirtay Alshabaab laga Saari waayay Degmadaaan
Next articleDowlada Soomaaliya oo Balanqaad Culus ka Heshay Dowlada Qatar(Sawiro)