Home Wararka Maanta Ciidamada Macawislayda Mudug oo Qaaday Howlgal Culus(Sawiro)

Ciidamada Macawislayda Mudug oo Qaaday Howlgal Culus(Sawiro)

0

Ciidamada Macawisleyda Koonfurta Gobolka Mudug ool maantay Howlgalo ka sameeyey Degaanada U dhexeeya Shabeellow iyo Qeycad ayaa soo saaray Miinooyin kooxda Khawaarijta ah ay galsheen wadooyinkaas si ay ugu dhibaateeyaan Dadka Shacabkaa ee adeegsanaya.

Howlgalkan oo uu hogaaminayay Taliyaha Macawisleyd Koonfurta Gobolka Mudug Gurey Nuur Ganaje, waxayna ku guulaysteen inay soo saaran dhowr miino oo wadada isku xirta Shabeellow iyo Qeycad ay argagaxisadu galisay.

Taliye Gurey Nuur Ganaje ayaa sheegey in kooxdii Naf la caariga Khawaarijta looga Adkaaday Koonfurta Mudug isla markaana ay awoodoodii kusoo aruurtay inay Shacabka Miinooyin u galshaan wadooyinka ay maraan.

wuxuu sheegey inay sii wadayaan Howlgalada Nuucaan inta Koonfurta Gobolka Mudug laga wada xoreynayo Kooxda Maafiyada As.

Ciidamada Macawisleyda oo kaashanaya Daraawiishta Galmudug ayaa labo jibaaray Howlgalada ay kawadaan Koonfurta Gobolka Mudug ee ka dhankaa Khawaarijta.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Si cajiib ah uga jawaabtay eedii ahyd inay duqayn ku laayeen Dad Shacab ah
Next articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Amaan kala Duldhacay Midowga Yurub