Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Wararkii Ugu Danbeeyey Khasaaraha Ka Dhashay Qarixii Buulaburte(Sawiro)

Wararkii Ugu Danbeeyey Khasaaraha Ka Dhashay Qarixii Buulaburte(Sawiro)

0

Faah faahin qaraxii ka dhacay Dagmada Bulo burde ee Gobolka Hiiraan.

Waxa jiro qasaaro dhimasho iyo dhawaac waxana uu qaraxa ka dhacay na waaxiga kawaanka ama suuqa Bulo burde.

5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 11 kalane wey ku dhaawacmeen sida ay sheegeen wariyayaasha Hiiraanweyn ee ee joogo Bulo burde.

Alshabaab ayaana Saakay Laba Qarax oo Fashilmay ku Qaaday Caasimada Galmudug Dhuusamareeb kuwaas oo Ciidamada Amaanka Galmudug iyo Kuwa Faderaalku ka Hortageen.

Sawirada hoose waa bur burkii ka dhashay qaraxaas.

Ad