Ciidanka Milateriga Soomaaliya iyo kuwa macawisleyda ayaa goordhaw la wareegay degaanada kale ah Cad-cadeey iyo Cadaanlaxeey oo kamid ah goobihii dhawaan dib u gurashada ka sameeyeen ciidanka dowladda.
Alshabaab ayaa isaga baxay degaanadaas markii ay u ruqaansadeen ciidanka dowladda iyo kuwa Macawisleyda waxayna qabashada degaanadaan muhiim u tahay sugidda amaanka degmada Runnirgood iyo degaanada ku teedsan oo ay hadda hareeyeen Milateriga Soomaaliya.
Ad