Home Wararka Maanta Soomaaliland oo War layaab leh kasoo Saartay Dagaalkii looga Qabsaday Goojacade

Soomaaliland oo War layaab leh kasoo Saartay Dagaalkii looga Qabsaday Goojacade

0

Jamhuuriyada iskeed-madaxbanaanida ugu dhawaqday ayaa sheegtay in ciidanka Soomaliland ay wadaan diyaargarow ay dib uga ala wareegayaaan fariisimihii ay ku lahaayeen Sool oo ay uga soo baxeen istiraagiyad ciidan awgeed.

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaliland ayaa lagu yiri“Ciidanka Qaranku waxay ku jiraan dib-isku-habayn iyo diyaargarow culus oo cadowga lagaga hortagayo.”

Somaliland ayaa sidookale sheegtay in ay jiraan ciidamo ka lumay wadooyinkii loogu tala galay welina aan soo gaarin goobihi loogu talagalay.

Madaxda dhaqanka ee Laascaanood ay BBC-da u sheegay inay gacanta ku dhigeen xerada milateriga Somaliland ee Goojacadde ee duleedka magaalada laascaanood.

Sheegashada qabsashada Goojacadde, ayaa timid kadib markii dagaal saacado qaatay uu saaka dhex maray ciidanka deegaanka iyo kuwa Somaliland. Goojacadde ayaa ahayd xerada ciidan ee ugu weyn ee Somaliland ku laheed gobolka Sool.

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka

Fahad Yaasiin oo Madaxweyne Xasan Shiikh ugu Baaqay inuu Dadka kala tashto Xaalada taagan

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu la yimaado Qorshe Qaran oo looga hortagaayo

Somaliland oo ka hadashey Dekadaha ay Dowlada Somaliya ku Wareejineyso Mareykanka

Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykanka, ku tilmaantay naf-lacaarinimo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan, sida lagu sheegay
Ad
Previous articleRaysulwasaare Xamse Cabdi Barre oo si wayn loogu Soo Dhaweeyey Dhuusamareeb Xili. Ceelbuur la qabtay(Sawiro)
Next articleSidee ugu suura gashay ciidamada SSC in ay bilooyinka kadib saaka la wareegeen xerada Goojacadde?