Waxaan goor dhow Xabsiga Degmada Gurceel Laga sii daayay Weriye Cubey Xasan Maxamuud oo in Mudda ah ku xirnaa Xarunta Hey’adda Nabadsugidda Degmadda Guriceel ee Galmudug.
Ururada Saxafaada iyo Bahda Warbaahinta ayaa Garab weyn ka qaatay sii daynta Saxafigaan oo Maalma u xirnaa Ciidamada Nabad sugida.
Lama sheegin sababta Loo xiray Saxafigaan Lagu Magacaabo Cubeyd Xasan Maxamuud oo dhawaan Loo xiray War la xariira inuu Tabiyay Dagaalo ka dhacay Galgaduud.
Qaar ka mid ah Warbaahinta iyo Ururada Saxaafadda ayaana soo dhaweeyay Sii daynta Saxafigaan
Ad