Home Wararka Maanta Dowlada Wiil Laba Sana Jir ah Sabab yaab leh owgeed Xabsi Daain...

Dowlada Wiil Laba Sana Jir ah Sabab yaab leh owgeed Xabsi Daain ugu Xukuntay

0

Maamulka Kuuriyada Woqooyi ayaa wiil laba sano jir ah ku xukumay xabsi daa’in kaddib markii ay saraakiishu guriga qoyskiisa ka heleen Kitaabka Baybalka oo ay aqrinayeen waalidka ilmahan yar.

Nidaamka kelitaliska ee dalkaas xukuma ayaan ogoleyn dhamaan diimaha.

Sida lagu sheegay warbixin cusub oo ay faafisay Jamciyadda Xorriyadda Diimaha Caalamiga ah Masiixiyiin gaaraya 70,000 kun oo qof ayaa ku xiran Kuuriyada Woqooyi.

Hoggaamiyaha dalkaasi, Kim Jung Un iyo aabayaashiis ayaa muddo dheer dalkaas ku maamulayey gacan bir ah.

Ad
Previous articleFalastiini Hubaysan oo Toogasho ku Laayay Qoys Israailiyiin ah(Sawiro)
Next articleDibad baxayaal Ka Caraysan Xaraiga Sheegoow oo Xiray Wadooyinka muhiimka ah ee Mogadishu